Madaxweyne Farmaajo oo dhaxdhigay wadada Dangorayo iyo Eyl

10 Jan 2018 (Puntlandes) Madaxwynaha JFS  mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo madaxeynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo oo ku wajahan hadda nagaalada Qardho.

Madaxweyne Farmaajo ayaa waxa uu  dhagax dhigay wadada laamiga laga dhigayo ee isju xiraysa Dangoroyo iyo Eyl oo isku xiraysa Garowe iyo Eyl.

Wafdiga Madaxweyne Farmaajo hogaaminayo ayaa hadda ku dhow magaalada Qardho ee Xarunta gobolka Karkaar.

Madaxweynaha meel kasta oo maro oo la dagan yahay jidadkaa la taagan yahay shacabkuna waxay usoo dhawaynayaan si aad u u diiran.

IMG-20180110-WA0005

IMG-20180110-WA0000
Puntlandes.com

About The Author