Wasiirkii Beeraha & Waraabka Puntland Cabdinuur Cilmi (Biindhe) oo goor dhoweyd ku geeriyooday Muqdisho

FB_IMG_1516956596839

26 Jan 2018 (Puntlandes) AUN Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowladda Puntland,Cabdinuur Cilmi Maxammuud (Biindhe) ayaa goor dhoweyd ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

About The Author