Daawo Muuqaal & sawirrada shaqada Isku tashiga ah oo lagu badbaafinayo hantidiii saarnayd Doontii ku Caarisay Bosaso

07 Feb 2018 (Puntlandes) Waxaa Xeebta magaalada Bosasao, gaar ahan halkii ay ku caarisay doontii badeecada waday, laga dhisayaa Deked macmal ah lagu badbaadiyo hantida saaran doontaas.

Kunteedharo Ciid laga buuxiyey ayaa laga dhisayaa Dekedaas macmalka ah oo qorshuhu yahay in lagu badbaadiyo hantida saaran doonta caarisay.


47

47a

47a2

47a2a

47a3

47a4

47a5a

47a6

47a6a

47a5

47a1
Puntlandes.com

Puntlandes.com

About The Author