Tacsi: AUN Caasho Aadan Warsame Islaan Oo ku geeriyootay Garowe

INAA LILAAHI WA,INAA ILEYHEYHI RAAJIXUUN.

39

Allah ha unaxariisto, janadiisana haka waraabiyo Caasho Aadan Warsame Islaan ayaa saacado ka hor ku geeriyootay magaalada Garowe.

Bahda Warbaahinta Puntandes waxay Tacsi tiiraanyo leh udirayaan Jibril Qoobey iyo xaaskiisa idil Keenadiid, sidoo kale waxay tacsi gaarsiinayaan Ilmo Xasan Cismaan Keenadiid iyo Guud ahaan ehelkoo idil.

Waxaan leenahay samir iyo imaan rabi haka siiyo.iyadana janadii haka waraabiyo..

About The Author