Dhagayso: Saameynta Wabiga Shabeelle oo Biyihii laga waayey

14 Feb 2018 (Puntlandes) Meelo badan oo Soomaaliya ah waxaa ka jira biyo la’aan ba’an oo ka dhalatay Wabigii Shabeelle oo biyihii laga waayey. Dadkii nolol maalmeedkooda kasoo saaran jiray wabiga sida kalluumaysiga ayaa waxay hadda shaqo ka dhigteen GUBIDDA DHIRTA iyagoo DHUXUL ka dhigaya si ay u gataan.
9

Khuburada ka faaloota sababta Biyo looga waayey Wabiga ayaa u arka in dawladda Itoobiya ka samaysatay Biyoxireeno waawayn ayna leexsatay Biyihii Soomaaliya imaan jiray.

Dhagayso warbixin ay VOA ka diyaarisay


Puntlandes.com

About The Author