Dhagayso: Danjire C/kariim ow Cali oo laga waraystay Xuquuqda Diblamaasyiinta, Heshiiskii Vienna & muranka Somalia & UAE ee dhacdadii Garoonka Adan Cadde

14 April 2018 (Puntlandes) Danjiruhu wuxuu waraysigan ku sharaxayaa aasaaskii iyo heshiiydii april,18/1961 , ee wadamada aduunku ku heshiiyeyn qaabka ay hadda ugu dhaqmaan xiriirka diblamaasiyeed ee dhexmar.Sidoo kale wuxuu ka hadlay xuquuqda ay leeyihiin Safaaradaha iyo dadka ka shaqeeya iyo alaabtoodu.
22

Danjire Cabdikariin ow Cali oo waraysigan siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu ku bayaamiyey Arintii muranka ka dhex dhalisay dowlaha Somaliya iyo Imaaraad taa soo ka dhacday garoonka diyaaradaha muqdisho.

Dhagayso Weriye Dhegood


Puntlandes.com

About The Author