Daawo Video: Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cirro oo soo bandhigay Sababta loo xiray Boqor Cismaan Maxamed Buurmadow

29 April 2018 (Puntlandes) Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro ayaa soo bandhigay Sababta ay Xukuumadda Muuse Biiixi u xirtay Boqor Cismaan Maxamed Buurmadow.

25a

Gudoomiye Cirro ayaa si cad u sheegay in Xariga Boqorku uusan salka ku haynin Safarkii uu ku tagay Puntland, ee loo xiray muran ka dhex jira Xisbiga Kulmiye dhexdiisa.

Muranka ayuu Cirro ku sheegay inuu salka ku haysa in Madaxwayne Muuse Biixi uu soo Wareejiyo Xisbiga Kulmiye, sidii ay horey ugu heshiiyeen Beesha Boqorka.

Daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author