Daawo Video: Masuuliyiin farabadan oo ku soo biiray Xisbiga Wadani oo soo dhawayn loogu samaayey Berbera

Masuuliyiin farabadan oo hore uga tirsanaa Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa u soo digorogtay Xisbiga Mucaaridka ee WADANI. Xaflad aad u balaaran oo lagu soo dhawaynayo Masuuliyiintaas ayaa lagu qabtay magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil. Waxaana halkaas ka hadlay Masuuliyiintii u soo digorogtay Xisbiga WADANI iyo madaxda Xisbiga WADANI.

Iyadoo ay soo dhawdahay Doorashada Somaliland ayaa waxaa si aad ah u kordhaya taageerada Xisbiga mucaaridka ah ee WADANI.

Daawo Video

Halkana ka daawo

Puntlandes.com

About The Author