Dhagayso: Dowlada Jubaland oo soo dhaweeyey Magacaabista Raysul Wasaare Sharmaake

Waxaa Shir jaraa’id khamiistii shalay ahayd Wasiirka Madaxtooyada Dawlada Jubaland Cabdiqani Jamac  iyo Wasiirka Warfaafinta Dowlada Jubaland Ibraahim baajuun  iyagoo u hambalyeeyey Raysal wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake. Masuuliyiinta dawlada Jubbaland ayaa sheegeen  in ay taageero aad wayn u hayaan Mudane Cumar Cabdirshiid.

Warsaaxafadeedkaan ayaa daba socda Warmurtiyeed ay isla maalinkii la magacaabay ay  soo saareen Dowlada Jubaland kaasoo lagu taageerayay Raysal wasaaraha Cusub

Dhagayso


Puntlandes.com

About The Author