Dhagayso: Dood iyo Falanqayn ku soobsan Raysul Wasaare Sharmarke

Idaacada afka soomaaliga ku baxda ee VOA ayaa maanta barnaamijkeedii Faaqidaadda ku soo qaadatay Dood iyo Falanqayn ku soobsan Raysul Wasaare Sharmarke.

1152

Barnaamijka waxa ka qeybgalaya Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo ka  faalooda arimaha siyaasada, Prof. Jabriil Maxamed oo Macalin ka ah jaamacada Ohio State University ee magaalada Columbus,  iyo  madaxa hayada Cilmi Baarista Heritage ee fadhigeedu yahay Muqdisho Cabdiraxmaan Caynte oo  jooga Muqdisho.

Hooh ka dhageyso Barnaamijka oo dhan


Puntlandes.com

About The Author