Dhagayso: Dawaldda Puntland oo sheegtay in Somailand ay weerartay saaka walina uu dagaalku soco

15 May 2018 (Puntlandes) Wasiirka  Wasaar adda Warfaafinta Dawaldda Puntland  Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo goor dhawayd s hir jaraa’id qabtay ayaa sheegtay in Somailand ay Puntland soo weerartay saaka walina uu dagaalku soco.

33a2

Wasiirka ayaa Saxaafadda u sheegay in Ciidanka Difaaca Puntland ay d ib u riixeen Ciidanka Somaliland lagana  qabsaday dee gaano.

Dhagayso wasiir ka


Puntlandes.com

About The Author