Daawo video: Suldaanka Habaryoonis “Somaliland waxay maanta maraysaa in Beel gaari gooni u sheegato”

19 May 2018 (Puntlandes) Suldaanka Guud ee Beelaha Habaryoonis Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo xalay ka hadlay munaasabad uu Xisbiga WADANI si gooni ah ugu xusayey 18ka May ayaa sheegay in Somaliland 27 sano kadib ay Somaliland marayso in Beel gaari gooni u sheegato.

33c

Suldaanka ayaa ka dayriyey marxaladda ay xiligan Somaliland marayso taasoo uu ku tilmaamay xaalad adag sida uu hadalka u dhigay tan iyo itii uu xilka hayay madaxweyne Muuse Biixi.

Puntlandes.com

About The Author