DAAWO Video: mudaharaad ballaaran oo looga horjeedo Somaliland oo ka socda Lascano (dad badan oo dhaawac ah)

28 May 2018 (Puntlandes) Mudaharaad ballaaran ayaa ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool, kaas oo looga soo horjeedo maamulka Somaliland oo si xoog ah ku haystay magaaladaas muddo 10sano ah.

35a6

Shacab aad u fara badan oo mudaharaadayey ayaa waxay ku dhawaaqayeen erayada ay ka mid ka ahaayeen #Somaildiidka doono mayno” waxaana RASAAS kala hortagay ciidamada maamulkaas ee caburinta iyo cagajuglaynta ku haya shacabka ku dhaqan guud Gobolka Sool.

Shcabka mudaharaadayey ayaa waxaa laga dhaawacay dad aad u tiro badan oo qaarkood ay aad u culus yihiin dhaawacoodu.

daawo muuqalka

Puntlandes.com

About The Author