Dhagayso: Isimada Dhulbahante Oo Taageeray Dagaalka lagu xoraynayo dalka la haysto

30 May 2018 (Puntlandes) Qaar ka mid ah Isimada Bee laha Dhulbahante oo kullan ku yeeshay magaalada Buuhoodle ayaa taageeray qor shaha ay dawladda Puntland uga xoraynayso maamulka Somaliland.

35b6

Suldaan Siiciid, Boqor Cabdilaahi Dabagooye iyo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed, iyo Garaad Saleebaan Buraale oo khadka telefonka uga qayb galay kullanka ayaa sheegay in Beelaha Dhulbahante ay maamulka Puntland wax ka dhisteen ayna wax shaqo ah la lahayn Somaliland.

Isimada ayaa ugu baaqay Muuse Biixi inuu Ciidamadiisa kala baxo dhulka Puntland.

Isimada ayaa sheegay in Puntland mar walba ay garabtaganyihiin ,isla markaana Puntland ay kula jraan dagaalka looga saarayo gobalka Sool Ciidamadda Somaliland.

Dhagayso Is imada

 


Puntlandes.com

About The Author