Dhegayso: Soocade oo ka hadlay xaaladda Tukaraq & Xariga & Caburinta lagu hayo Shacabka laascanood

30 May 2018 (Puntlandes) Maxamuud Xasan Soocade oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa ka hadlay Xaaladda degaanka Tukaraq ee gobalka Sool iyo hawlgalka ay Dowladda Puntland uga xoraynayso maamulka Somaliland dhulka ay haysato.

358a

Soocaade ayaa shegay in dagaalka hadda uu bilow yahay, wuxuu ka hadlay siyaasiyin sheegta inay gobalka Sool kaso jeedan kuwaas oo ka tirsan Maamulka somaliland,isagoo sheegay in kuwaas ay yihiin in yar oo Hunguri doon ah.

Dhagayso waraysiga Soocade


Puntlandes.com

About The Author