DAAWO MD Muse Bixi oo mar kale bedelay hadaladiisii lagu bartay isagoo hada Puntland ku eedeeyey dagaalka Tukaraq

30 May 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta tababar u soo xiray malayshiyaadkii uu maamulkiisu soo uruur iyey kadib markii ay bilaabatay colaada deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo uu duulaan qaawan ku qabsaday.

21

Muse Bixi oo dagaalada gobolka Sool ayaa mar kale bedelay hadaladiisii lagu bartay isagoo hada Puntland ku eedeeyey dagaalka Tukaraq. no more Faderaal eedeeyn

Puntlandes.com

About The Author