Dhagayso: Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad “Waqtigii caburinta & cadaadiska Somaliland waa soo dhamaadey”

31 May 2018 (Puntlandes) Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo warbaahinta magaaalada Garoowe kula haday ayaa waxa uu dawlada Puntland ku bogaadiyay difaaca dalka, wuxuuna sheegay inay ku garab taagan yihiin tallaabooyinka ay dawladu wado.

36a

Xildhibaanka ayaa si adag ula hadlay raga Gobolka Sool ka soo jeeda ee la safan Somaliland, wuxuuna u mahadceliyay waxgaradka Laascanood oo mowqifkooda dagaalka caddeeyay.

Xildhibaan Saadiq ayaa sheegay in waqtigii caburinta iyo cadaadiska Somaliland uu soo dhamaadey, oo reer Laascaanood mar dhow waa la xoraynayaa.

Dhagayso Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad

 


Puntlandes.com

About The Author