Daawo Khudbadii Galayr ka jeediyey Laascaano kagana hadlay midowgii Sland, Pland dagaalka Tukaraq & arimo kale oo xasaasi ah

12 July 2018 (Puntlandes) Galayr ayaa ka hadlay Xiisada gobolka Sool, wuxuuna sheegay inaysan wax talo ah ku Lahayn isagoo ay ka tahay boor isku qarintii looga bartay.

43b3

Cali Khaliif oo ka hdalaya hawlgalka ay dawladda Puntland dib ugu soo celinayso gobolka Sool ayaa yiri “markii aanu dagaalka kula jirnay Somaliland, dadka maanta leh waxbaynu isku nahay waxba nooma keenin, balse maanta oo abaaro dhaceen waan arkayey Xoolo la aruurinayo, marka aad dan  leedahay maaha in abtirsiimadu shaqayso”

Waa kan Cali Khaliif Galayr oo khudbad dheer oo boor isku qarin ah jeediyey waa khudbadii Muuse Biixi usoo qoray

Puntlandes.com

About The Author