Dhagayso: Faysal Cabdi Rooble oo Golaha1960 looga waraystay dhibka ay Oromadu ku hayso dadka Somaliyed & Itijaah la’aanta dawladda Somalia

23 July 2018 (Puntlandes) Warbixintan aadka u balaaran ee Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan oo uu kaga faalooday Socdaalkiisii dalalka geeska Africa sida Itoobiya Iyo Kiiniya.

44c6

Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble wuxuu aad ugu dheeraaday Dhibaatada iyo dilka ay Qoomiyada Oromadu ku hayaan dadka Somalida ee Degan dhulka somalida ee ay Itoobiya gumeysato,taasoo aanu waxba ka qaban Raiisal wasaaraha Itoobiya iyo weliba Taageera la’aanta iyo xariga uu ku hayo maamulka Cabdi Cumar.dadkaasi somalida ee Oromadu  dhibaatada ku hayso.

Sidoo kale Aqoonyahan Faysal Rooble wuxuu ka hadlay Jileeca iyo Itijaah la’aanta dowlada madaxweyne Farmaajo oo weli sidii Dowladihii hore ay weli hay’ado samafal iyo wasiirada dowladu ay  ku shirayaan Dalka Kiiniya dalka gudihiisana laga soo cararayo ,Waxqabad la’aanta golaha fulinta Somaliya iyo aqoondarada haysata inta badan golaha wasiirada Somaliya iyo ARIMO BADAN OO KALE.

Dhagayso waraysiga oo uu qaaday Weriye Dhegood


Puntlandes.com

About The Author