Sawiro: Qaban qaabo lagu soo dhaweynaya Ra”iisul Wasaare Khayre oo Garowe ka socota

28 July 2018 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tagao maalinta berri ah caasimadda Puntland ee Garowe.

Qaban qaabo xoogan oo ku aadan soo dhaweynta wafdiga Raiiusl Wasaare Khayre ayaa ka socota magaaladaasi,iyadoo sawirrada Khayre la suray wadooyinka waawayn ee magaalad.

Ra’iisul Wasaaraha  Xukuumadda Soomaaliya ayaa inta uu joogo Puntland waxaa uu booqan doonaa Magaalooyin ka mid ah Puntland,isagoo dhagax dhigi doono Dekedda Garacad oo si isku tashi ah ay u dhisi doonaan Ganacsato.

Daawo boorarka la suray Qeybo kamid ah magaalada Garowe
44f

44f1

44f2

44fa2

44fa3

44fa4
Puntlandes.com

About The Author