Sawirro: Khayre oo Garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhoweeyay Wafdi uu hogaaminayo wasiirka A. Dibedda Eriteriya

13 Aug 2018 (Puntlandes) Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliye Xasan Cali Khayre ayaa Garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhoweeyay Wafdi uu hogaaminayo wasiirka A. Dibedda Eriteriya Osman Saleh, waxaana ka mid ahaa wafdiga Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Yemane Gebreab.

Safarkan wafdiga ayaa ku soo beegmaya ka dib booqashadii uu Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ku tegey waddanka Ereteriya.

Wadahadalladan ayaa looga gol leeyahay sidii iskaashi buuxa uu uga dhici lahaa gobolka, kaas oo muhiim u ah horumarka dhaqaale iyo xasiloonida siyaasadeed ee dalalka Geeska Afrika.

45a5a

45a5a1

45a5a2

45a5a3
Puntlandes.com

About The Author