Axmed Shide oo ka hadlay shir maalmihii u dambeeyey uga socday Addis golaha dhexe ee Xisbiga Shacabka ismaamulka Soomaalida Itoobiya

20 Aug 2018 (Puntlandes) Wasiirka Isgaarsiinta ee dalka Ethiopia Axmed Shide isla markaasna ah gudoomiyaha Xisbiga Shacabka ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa ka hadlay shir maalmihii u dambeeyey uga socda Golaha Dhexe ee xisbigaas.

45a5

Axmed Shide ayaa waxaa dhinac fadhiya madaxweynaaha KMG ah ee DDSI Axmed Cabdi Sheikh Maxamed.


Puntlandes.com

About The Author