Akhriso Guddiga Joogtada Aqalka Sare oo cadeeyey sababta uu aqal sare u qaadacay kulankii maanta

10 Sep 2018 (Puntlandes) Guddiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in furitaankii maanta ee Kalfadhiga afaraad dib loogu dhigay sababo amni iyo kuwo farsamo awgeed, iyadoo dib laga soo sheegi doono waqtiga la furi doono.

images

Guddiga Joogtada Aqalka Sare ayaa walaac xoogan ka muujiyey xaalada Siyaasadeed, amni iyo mida fadaraal oo sii xumaatay oo dalku galay.

FB_IMG_1536587089023

About The Author