Daawo Video: Somaliland oo Sheegtay inay soo Weerareen Ciidamada Puntland oo Hub casri ah ku hubaysan

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Abees, oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay Dagaal Xalay ka dhacay Deegaanka Tukoraq, kaas oo Dhex maray Ciidamada Difaaca Puntland iyo Kuwa Somaliland.

71

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Somaliland, ayaa Sheegay in Ciidamo Puntland oo ku hubeysan Hub Casri ah, inay Weerar Culus kusoo Qaadeen Fariisin ay lahaayeen Ciidamada Somaliland, ayna ku dileen Hal Askari.

Wasiir Abees ayaa Sheegay in ciidamada Puntland oo ku Hubeysan Hub Casri ah oo loogu tala-galay La Dagaalanka Argagixisada ay gaadeen Ciidamadooda.

Puntlandes.com

.

About The Author