Akhriso Jawaabtii laga sugayay madaxweynaha DFS oo lasoo marsiiyay Wasarada A Gudaha

21 Okt 2018 (Puntlandes) Jawaabtui uu Aqalka sare ka sugayey madaxweynaha ayaa wuxuu soo marsiiyey oo ka jawaabtay Wasaaradda Arirmaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta, iyadoo qodobo kasoo saartay Khilaafka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dawlad Goboleedyada.

kh

Ugu horayn Wasaaradda ayaa sheegtat in kulankii uu Madaxweynaha ku baaqay inay isugu imaadaan Dowladda iyo Maamulada dalku uu weli sidiisa yahay, isla markaasna ay dowladda Diyaar u tahay xallinta Khilaafka taagan.

Wasaaradda ayaa sidoo kale ku baaqday in sida Dastuurka uu qabo Khilaafkaan ay xal ka gaaraan Dowladda fadaraalka iyo dawlad Goboleedyada isla markaasna aan lo baahneyn Dowlado Shisheeyey.

Dawlada Fadaraalka ayaa waxay iyadoo far ku godaysa waxay kusoo qaadatay qodobka u dambeeya in ay doorashooyinka dawlad Goboleedyada dhacasn waqtigii loo cayimay iyagoo si gooni ah usoo qaatay Puntland iyo KGS.

Akhriso qoraalka lasoo marsiiyey wasaaradda Arimaha gudaha

Page1-1

Puntlandes.com

About The Author