Akhriso liiskii xildhibaanada Barlamanka KG ee uu madaxweyne Farmaajo ugu yeeray Muqdisho

31 okt 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha dawlada Fadaraalka ayaa bilaabay olole iyo galaangal uu ugu jiro in uu ku guulaysto doorashada madaxweyanaha ee la filayo inay ka dhacdo Koonfur Galbeed musharaxa ay wadato dowladdiisu Cabdiasis Xassan Lafta Gareen.

103b2

Musharax Lagta Gareen oo ay dawladu magalaada Baydhabou gaysay  ciidao, baabuurta aysan xabadu karin iyo lacag aad u faro badan ayuu madaxweyne Farmaajo bilaabay olole aan qarsoonayn inuu u galo soo bixinta musharaxaas.

Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in madaxweyne Farmaajo ugu yeeray Muqdisho xildhibaano badan oo ka mid ah Baarlamanka KG, kuwaas oo uu lacag iyo jagooyin uu dawladda ka siinayo u balan qaadi doono, iyagoo ku bedelanaya inay u codeeyaan musharax Lafta Gareen.

Hoos ka akhriso liista Xildhibaanada uu madaxweyne Farmaajo Muqdisho ugu yeeray uuna la kulmi doono.

1.xil abdirashid shekh ahmed hassan
2.xil bare aadan abdi
3.xil abdiladhif maxed abdi
4.xil aamina cusman isaq
5. xil kuuriye hassan
6.xil kheyre maxamed
7.xil canab abdulhi jambur
8. xil aways ali hassan
9. xil zaynab ismail ahmed
10.xil osmaan abdi muse
11. xil yusuf abdinur suri
12. aadan maalin mustaf
13. xil aadan maxamed osmaan
14.xil xawa maxed ibrahin
15.xil mahamed suldan maxamuud
16.xil abdulahi maxed abdi
17.xil abdisalan abdulhi baasey

Puntlandes.com

About The Author