DAAWO HEESTII: UMMADU WAY DAALAN TAHAY, HOGAAN ISKU DUBARIDIYO DHISME & DAWLAD BAY RABTAA

DAAWO HEESTII: UMMADU WAY DAALAN TAHAY, HOGAAN ISKU DUBARIDIYO DHISME & DAWLAD BAY RABTAA

Sawirka kore Madaxda hada ee Villa Somalia oo aan ka tarjumayn rabitaanka ummadda soomaaliyeed ee ah dawladnimo, wada tashi, midnimo, maamul wanaag, dib u dhis………

Warbaahinta Puntlandes waxay idiin soo guedbinaysaa Heestii “Ummadu way daalan tahay”

Ummadu way daalan tahay

Darxumo way soo martee dabiib bay u baahan tahay

Hogaan isku dubaridiyo dhisme iyo dawlad bay rabtaa

Inay degenaan heshiyo Dugsiyo iyo nabad bay rabtaa

Dhaqaale la daryeelo iyo maamul daadiheye ayey rabtaa

Gargaar iyo Gurmad deg deg ah yey rabtaa

Difaac qaran bay rabtaa

Dastuur lagu kala socdiyo

Dimoqraadityad bay trabtaa iyo kala dambayn

Daawo heesta

Puntlandes.com

About The Author