Gaas oo xilkii ka xayuubiyey Xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed

0

Pes Garowe: Warar lagu kalsoon yahay ooy Pes heshay ayaa xaqiijinaya in uu Gaas xilkii ka xayuubuyeyagaasimaha  Hay,adda Daryeelka Bulshada Puntland Xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed.

174

Gaas ayaa dadaal dheeraad ah iyo juhdi badanba geliyey sidii uu u taargad garayn lahaa dadkii ama qofkii aan ka tirsanayn kooxdiisa ”isbedeldoonka” ee xil ka haya Puntland. Waana sababtaas sababta uu xilkii ku waayey Xuubsireed.

175

Gaas ayaa u magacaabay agaasimaha Hay,adda Daryeelka Bulshada Puntland Maxamed Cabdirasaaq Dayid Guure oo ah xubin firfircoon oo ka tirsan ”isbedeldoonka”

 

Xafiiska wararka

puntlandes.com

info@puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *