DHAGAYSO: Prof Galayr Oo Kahadlay Maamulka Gobolada Dhexe, Muxuu Ka yiri?

Prof Cali khaliif Galayr ayaa la weydiiyay labo su’aallo oo aad u culus kuwaas oo ah majiraa Gobol Cayn oo ka mid ah 18 gobol Somalia? Maamulka aad madaxweynaha u tahay Siduu u arkaa Maamulka Mudug iyo Galgaduud?
Prof Galayr  ayaa labadan Su’aalood oo isku dayey in uu ka jawaabo wuxuuna si aad ah u soo dhaweeyey Maamulka “Mudug iyo Galgaduud”

HALKAN Ka Dhagayso Cali Khaliif

Audio sax
Puntlandes.com

 

About The Author