Gudoomiyaha golaha Wakiilada oo magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka

05 Jan 2019 (Puntlandes) Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa maanta magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka.

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka ayaa ka kooban 7 xubnood, waxaa ku jira xubno horey ugu jiray guddigii doorashada guddoonka Baarlamaanka.

  1. Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Guddoomiye)
  2. Xildhibaan Cabdiraxmaan Diiriye Carab
  3. XildhibaanCabdirisaaq Xasan Ciise
  4. Xildhibaan Xaamud Ismaaciil Xirsi (Abshir)
  5. Xildhibaan Cawil Xasan Daad
  6. Xildhibaan Xuseen Axmed Nuur
  7. Xildhibaan Maxamed faarax Mire

Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka ayaa dhacaysa maalinta Tallaadada ee ku beegan 8-da bishan Jannaayo 2019.

About The Author