Daawo Video-sawiro: Puntland oo warbaahinta u soo bandhigtay sawiro muujinaya meelihii Al-Shabab-ka Galgala laga qabsaday

Bosaso (Pes) Saraakiisha Ciidanka dowladda Puntland ayaa warbaahinta u soo bandhigay sawirro muujinaya meelihii kooxda Al-Shabab gacanta looga dhigay iyo hubkii laga qabtay.

Buuraha Galgala ee Gobalka Bari waxaa todobaadyadii lasoo dhaafay ka socday dagaalo ay ciidanku ku qaadeen Kooxda Al-Shabab ee ku dhuumaalaysanaya, kuwaasoo dagaalkii ugu danbeeyay saraakiishu ku sheegeen inay ku dileen in ka badan 50-dagaal yahan kuwo ka badana lagu dhaawacay.

Taliyaha Ciidanka Daraawiisha Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi ayaa sheegay inay dhowaan bilaabayaan wajiga saddexaad ee dagaalka Al-Shabab lagu soo afjarayo.

Daawo Video

Daawo Sawirada

DSC_1017

DSC_1018

DSC_1019

DSC_1020

DSC_1021

DSC_1022

DSC_1023

DSC_1024

DSC_1026

DSC_1027

DSC_1029

DSC_1030

DSC_1037

DSC_1038

DSC_1040

DSC_1041

DSC_1042

DSC_1044

DSC_1046

DSC_1049

DSC_1050

DSC_1051

DSC_1052

DSC_1054

DSC_1055

DSC_1060

DSC_1061

DSC_1062

DSC_1064

DSC_1065

DSC_1066

DSC_1067

DSC_1068

DSC_1069

DSC_1070

DSC_1071

DSC_1075

DSC_1076

DSC_1077

DSC_1078

DSC_1086

DSC_1087

DSC_1088

DSC_1089

DSC_1091

DSC_1093

DSC_1094

DSC_1095

DSC_1100

DSC_1103

DSC_1104

DSC_1105

DSC_1106

DSC_1107

DSC_1123

DSC_1124

DSC_1125

DSC_1126

DSC_1127

DSC_1128

DSC_1129

DSC_1130

DSC_1131

DSC_1132

DSC_1133

DSC_1134

DSC_1135

DSC_1136

DSC_1137

DSC_1138

DSC_1139

DSC_1140

DSC_1141

DSC_1142

DSC_1143

DSC_1144

DSC_1145

DSC_1146

DSC_1147

DSC_1148

DSC_1154

DSC_1155
Puntlandes.com

About The Author