Daawo Video-Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo Baydhabo u tagay caleemasaarka Lafta Gareen

16 Jan 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa Baydhabo gaaray, si uu uga qayb galo caleemasaarka Lafta Gareen oo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo dawladiisu madaxweyne ka dhigtay.

Odayaasha dhaqanka, culumada, dhallinyarada, haweenka iyo shacabka Baydhabo ee sida diirran noo soo dhaweeyay aniga iyo wafdiga Madaxweynaha .


Puntlandes.com

About The Author