Daawo Sawirrada Boqor Burhaan oo maantay Muqdisho si heer sare ah loo loogu soo dhoweyey.

21 Feb 2019 (Puntlandes) Boqor Burhaan ayaa maantay si heer sare ah Muqdisho loo loogu soo dhoweyey, waxaana Garoonka magaalada Muwqdisho ee Aden cadde uga hor tagay madax iyo dadweyne aad u faro badan.

Boqor Burhaan ayaa dadkii soo dhaweeyey waxaa ka mid ahaa Wasiirka ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, mas’uuliyiin ka tirsan xafiisyada madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha, maamulka gobolka Banaadir, madax Dhaqameed badan, Cuqaal, waxgarad iyo dadwaynaha qaybihiisa kala duwan.

daawo sawirrada Boqorka Daarood Boqor Burhaan oo Mogadishu gaaray.



Puntlandes.com

About The Author