Daawo sawirrada dhismaha wadada Wadnaha ee Galkacyo oo si habsami ah u socota

23 Feb 2019  (Puntlandes) Dhismaha wadada Wadnaha ee marta bartamaha magaalada Gaalkacyo ayaa si habsami ah u socota.

Dhismaha Laamiga oo ku socota si isku tashi dadweynaha iyo maamulka magaalada ah ayaa maraya meel aad u fiican.

Gudoomiyaha degmada Gaalkacyo Yaasiin C/samad ayaa ka hadlay hor marka balaaran ee ay ka wadaan wadooyinka magaalada Gaalkacyo.

Daawo sawirrada


Puntlandes.com

About The Author