Dhagayso: Prof. Cisman Salaad Xirsi oo soo goalaha1960 uga waramay soo bandhigigii Spectrum Shidaalka Badda, Sahamintii & Ceelasha Somalia laga sameeyey, muranka Badda ee Kenya

25 Feb 2019  (Puntlandes) Waraysigan oo cilmi baaris iyo warbixino muhiima oo ku saabsan heerarkii uu soo maray Sahaminta iyo baarista shidaalka lagu sheego dalka Somaliya iyo shirkadihii iyo sanadihii kala duwaan ayka sameeyeen dhulka iyo badda Somaliya iyo macluumaadkii ay soo ururiyeen shirkadahaasi ayaa Prof: Cisman Salaad Xirsi siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan

Sidoo kale Prof: Cisman Salaad ka warbixiyey warbixintii balaarayd ee Shirkada Spectrum ku soo bandhigtay dalka U K taasi oo shirkadaha caalamka indhahooda  soo jiidatay warbixinihii ay hambaarsanayd oo uu ka warbixiyey.

Sidoo kale waxuu ka waramay muranka Badda somaliya ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kiiniya ,Nooc cabir ee labada dowladood ku doodayaan, Dalka yeeshaana faiidada uu ka helayo baddaasi iyo dhulkaasiba..

Dhagayso waraysiga oo uu qaaday Weriye Dhegood

Puntlandes.com

About The Author