Dhagayso Prof Gaandi oo walaac  xoogan ka muujiyey ciidanka badda ay dawladda Itoobiya dhisanayso isagoo sheegay in madaxda dawlada Federaalku heshiis kula tahay

22 April 2019 (Puntlandes) Prof Maxamed Cabdi Maxamed (Gaandi) ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya madaxda hogaaminaysa ay heshiiyo qarsoodi ah la gashay dowladda Itoobiya isla markaana aan loo soo bandhigin Baarlamaanka iyo shacabka.

Prof Gaandi ayaa walaac  xoogan ka bixiyey ciidanka badda ee gaaraya 30.000 ee ay dawladda Itoobiya imainka dhisanayso iyadoon bad lahayn, uun tuhunsan yahay in madaxda dawlada Federaalku u soo wadaaan dalkeena.

Dhagayso Prof Gaandi

Puntlandes.com

About The Author