Qarax Xooggan oo ka dhacay Bosaso

Filed under: Wararka maanta |

16 May 2019 (Puntlandes) Magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa goor dhawayd ka dhacay qarax xoogan, kaas oo ka dhacay xaafadda Al-Raxma ee magaaladaas.

Warar hordhaca ayaa sheegaya in qaraxa lala beegsaday gaari Ciidan oo marayay agagaarka halka loo yaqaan Minasaariyadda ee Xaafada Al Raxma

Puntlandes.com