Gudoomiye Xigeenkii Hore Degmada Gaalkacyo Oo Shil Gaari Ku Dhintay

0

Pes Gaalkacyo: C/ Cismaan Faarax Ciiro oo mar soo noqday  gudoomiye xigeenka degmada Gaalkacyo hadana ahaa xubin kamida Golaha deeganka degmada Gaalkacyo ayaa waxaa uu ku dhintay shil gaari oo ka dhacay laanta dusmada oo u dhaxay deegaanka cagaaran & Gaakacyo

 

Allaha u Naxariisto Marxuumka. Waa shilkii labaad oo ilaa shalay 21 07 2014, dhaca. Waxaana shalay ku dhintay 8 ruux intaas ka badana way ku dhaawacmeen.

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *