Suxufiyiinta Puntland oo baaq iyo talo diraya “Dhagayso’.

0

 

179

Pes GaalKacyo: Baarlamaanka Puntland ayaa meel mariyay xeer aan ahayn xeerkii warbaahinta ee saxda ahaa oo ay ku wada heshiiyeen dowladda iyo wariyayaasha Puntland bartamihii sanadkii 2013 ayay walaac xoogan ka muujiyeen Suxufiyiinta ka howl-gasha Puntland talaabada uu qaaday baarlamanku.

Suxufiyiinta iyo Madaxda Ururada Warbaahinta  ayaa isla markiiba deroonkooda ka muujiyey sida aysan u aqbalayn xeerkan cusub oo xadgudub ku ah Suxufiyiinta Puntland iyo xornimada hadalka iyo fikirka. Waxa ay isla markiiba si wada jir ah ugu direen codsi in uusan sixiixin xeerkan madaxwayne Gaas.

Xeerkani wuxuu ka hor imayaa dastuurka Puntland. Waana mid sharci daro.

Halkan ka daawo Dareenka Suxufiyiinta gobaladda Puntland.

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *