Akhriso wasiir Goodax oo raalligelin ka bixiyay hadalkii uu shalay ku sheegay in imtixaanka shahaadiga Puntland uu fashilmay

19 May 2019 (Puntlandes) Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa raalligelin ka bixiyay hadalkii uu shalay ku sheegay in imtixaanka shahaadiga Puntland uu fashilmay.

Sidoo kale wuxuu War-saxaafadeedka ku bogaadiyay imtixaanka shahaadiga ah ee dowladda Puntland isagoo caddeeyay in uu xukuumadda iyo shacabka Puntland ku garab taaganyahay hawlaha imtixaanka.

Akhriso War-saxaafadeedka

Puntlandes.com

 

About The Author