Daawo sawirada Yasmin Mahdi Yusuf Dhuux oo ka Qalin jabisay Dugsiga Sare

15 June 2019 (Puntlandes) Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 14kii June 2019 ka Qalin jabisay Dugsiga Sare Yasmin Mahdi Yusuf Dhuux, iyadoo ka baxay Dugsiga sare ee Sannarppsgymnasiet.

Waxaa halkan HAMBALYO uga diraya Yasmin Aabeheed Mahdi Yuusuf Dhuux, Hooyadeed Faadumo Cabdi Ismaaciil iyo Walaalaheed oo kala ah Maxamed, Ibrahim, Ciise iyo Salma, waxayna leeyihiin HAMBALYO HAMBALYO Yasmin.

Waxayna ku booriyeen Yasmin inay labalaabto dadaalkeeda Waxbarasho inta ay ka dhamaysanayso Waxbarashada heer Jaamcadeed.

Ugu dambayn waxay ugu duceeyeen, Allahna ugaga baryeen Cimridheer & cibaado suuban Amiin.

Dhanka kale waxay si kal iyo laab ah ugu MAHADNAQAYATAAN dhamaan Soomaalida Halmstad oo si wayn uga soo qayb galay Munaasabada Qalin jabinta Yasmin.

 

HAMBALYO YASMIN
Daawo sawirrada








Puntlandes.com

About The Author