Sawirro: Gaalkacyo oo laga Dhagax dhigay Saldhig Cusub

24 June 2019 (Puntlandes) Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa laga Dhagax dhigay Saldhig Cusub, kaas oo ku yaala Dhinaca Galbeed ee Magaalada.

Saldhigan ayaa si Wada jirah waxaa udhagax dhigay Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Axmed Muuse Nuur, Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug Jaamac Axmed Maxamed iyo Maxamed Cabdinaasir Cigaal.

Saldhigan ayaa Qayb ka Qaadan doonah Howlaha Amaanka ee Magaalada Gaalkacyo.



Puntlandes.com

About The Author