Daawo Video: Wasiir Cadami ”..Malaha ninka hadlay (Puntland) bada waxba kama yaqaan waa Xoolo raacato”

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka jawaabay eedeyn uu dhowaan ujeediyey Wasiirka Amniga Puntland Xasan Cismaan Aloore  oo sheegay in Somaliland ay hub kala soo dageen Dekeda Magaalada Berbera taasi oo khatar ku ah Amniga Soomaaliya & Puntland sida uu yiri Wasiirka Amniga Puntland. Isagoo Wasiir Aloore uu ka digay in hubkaasi uu gala gacanta Kooxda Al Shabaab oo uu sheegay in Somaliland ay xiriir la leedahay.

Wuxuu kaloo Wasiir Aloore intaas ku daray in uu hubkani uu xad gudub ay ku yahay cunoqabatayntii hubka ee Soomaaliya.

Daawo Videoga


Puntlandes.com

About The Author