Daawo sawiro: Rugta Ganacsiga Puntland oo Bosaso soodhawayn ugu sameeyay Maalgashadayaal caalami ah

Rugta Ganacsiga Puntland iyo ganacsatada Bosaso oo wadajira ayaa xalay kulan soo dhawayn iyo kala war qaadasho ah ugu sameeyay magalada Bosaso Wafti Ganacsato Shiie ah  oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Puntland.

Waxaa goobjoog ahaa kulankan Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga, masuuliyiin ka socda xukumada, Agaasimaha macdanta iyo ganacsado kale oo ka shaqaysta gudaha deegaanada Puntlannd.Ujeedka ayaa lagu sheegay kulankan sidii Maalgashadayaashu uga faa’iidaysan lahaayeen fursadaha Ganacsi ee ka jira Puntland,isla markaana ay Maalgalin ugu samayn lahaayeen.

DSC_9438

DSC_9470

ppDSC_9402DSC_9403 DSC_9407 DSC_9408 DSC_9409 DSC_9410 DSC_9411 DSC_9412 DSC_9413 DSC_9414 DSC_9415 DSC_9416 DSC_9417 DSC_9418 DSC_9419 DSC_9420 DSC_9421 DSC_9422 DSC_9423 DSC_9424 DSC_9425 DSC_9426 DSC_9427 DSC_9428 DSC_9429 DSC_9430 DSC_9431 DSC_9432 DSC_9433 DSC_9434 DSC_9435 DSC_9436 DSC_9437 DSC_9438 DSC_9439 DSC_9440 DSC_9441 DSC_9442 DSC_9443 DSC_9444 DSC_9445 DSC_9446 DSC_9447 DSC_9448 DSC_9449 DSC_9450 DSC_9451 DSC_9452 DSC_9453 DSC_9454 DSC_9455 DSC_9456 DSC_9457 DSC_9458 DSC_9459 DSC_9460 DSC_9461 DSC_9462 DSC_9463 DSC_9464 DSC_9465 DSC_9466 DSC_9467 DSC_9468 DSC_9469 DSC_9470 DSC_9471 DSC_9472 DSC_9473   DSC_9476 DSC_9477 DSC_9478 DSC_9479 DSC_9480 DSC_9482 DSC_9483  DSC_9485 DSC_9486 DSC_9487

Puntlandes.com

About The Author