Daawo Faysal Cali Waraabe oo eedayntii ugu cuslayd u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi “wuu fashilmay Muuse”

09 July 2019 (Puntlandes) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargaysa ayaa eedayntii ugu cuslayd u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi, wuuna ku eedeeyey:

  • Tukaraq
  • Doorashadii Somaliland
  • Dagaalka Beelaha walaalaha ah ee Ceel Afwayn
  • Kaligiistalisnimo (talaabo uusan maxadweynuhu qaadin lama qaadi karo)
  • Dawladnimadii Somaliland oo is-taagtay oo farahana ka baxday
  • iyo qodobo kale

Daawo Faysal Cali Waraabe oo eedayntii ugu cuslayd u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi “wuu fashilmay Muuse”
Puntlandes.com

About The Author