Daawo sawirrada Gudoonka Waxbarashada Gobolka Mudug oo Tababar u furay Macalimiinta Dugsiga hoose dhexe ee Gobolka Mudug

15 July 2019 (Puntlandes) Daawo sarirrada Gudoonka Waxbarashada Gobolka Mudug oo Tababar 10 cisho socon doona u qabtay Macalimiinta Dugsiga hoose dhexe ee Gobolka Mudug,
 
Munaasabad lagu Daah furay ayaa waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Gobollka Mudug.iyo gudoomiyaha degmada Gaalkacyo.


Puntlandes.com

About The Author