Akhriso Jubbaland oo ka digtay cawaaqibka ka dhasha fara gelinta dowladda Federaalka

25 July 2019 (Puntlandes) War saxaafadeed ka soo baxay Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa looga jawaabay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, kaasoo lagu tilmaamay inuu yahay mid hareer marsan sharciga iyo Dastuurka KMG.

Jubbaland ayaa sheegtay in dowladda Federaalka ay faragelin qaawan ku heyso arrimaha doorashooyinka Jubaland, isla markaana ugu baaqday Beesha Caalamka inay si dhow ula socdaan, wixii caaqib ah ee ka dhasha fara gelintaas.

Hoos ka akhriso war saxaafadeedka


Puntlandes.com

About The Author