Daawo sawirro taariikhi ah aasaaskii Puntland

30 July 2019 (Puntlandes) Dawladda Puntland ayaa dhidibada loo taagay 1dii Agoosto 1998dii, waxayna ahayd goobtu uu shirwaynihii lagu dhisay ka socday xeradda 54-aad ee Ciidanka daraawiishata.

Muuqaalada sawirradda waa ergadii suurto galiyey helitaanaka dawladnimo oo mudo 8 sano ah dalkeena Soomaaliya uu ka jirey kala danbeyn la’aan baahsan, burbur iyo dagaal sokeeye.

Shacabka Dawladda Puntland waxay misana Muruqooda, Maalkooda iyo Maskaxdoodaba isugu geeyeen sidii Dawlad Soomaaliyeed oo hana qaada loo heli lahaa, taasoo aakhirkii ay ku guuleysteen inay dhisaan Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee haatan jirta.

Puntland ayaa maalin ka dib oo ku beegan 1 Agoosto 2019 buuxinaysa 21 sano oo ka soo wareegtay aasaaskeedii 1998dii.

Daawo sawirrada taariikhigi ah:

 


Puntlandes.com

About The Author