Akhriso Wasiirka Waxbarashada oo magacaabay Guddiga Tacliinta Sare

09 sept 2019 (Puntlandes) Wasiirka Waxbarashada DFS Cabdullaahi Goodax Barre ayaa magacaabay guddiga ku meel gaar ah oo ka shaqeyn doona Tacliinta Sare, Guddigan ayaa waxuu ka koobanyahay Shan xubnood oo kala ah guddoomiye, ku-xigeen iyo Seddex xubnood.

Hase yeeshee wareegtada ayaan lagu sheegin howlaha ay qaban doonaan lagu magacaabay guddigaas ayaa lagu sheegay in wasiirku uu dib kasoo saar doono habka ay u howlgali doonaan.

Puntlandes.com

About The Author