Daawo sawiro-Dhagayso: Laamaha Amniga Gobalka Bari oo soo bandhigay Xubnihii Alshabab laga dilay iyo gaadiidkii la qabtay

Bosaso (Pes) Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa maanta warfidiyenada kula hadlay magaalada Bosaso iyagoo soo bandhigay gaadiidkii gurmadka u ahaa kooxdii xalay weerarka kusoo qaaday Bar-kaantarool  oo ku taal bartamaha magaalada Bosaso iyo dhaawicii ay ciidanku u gaysteen kooxdaasi oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabab.

Halkan hoose ka dhagayso Taliyaha Booliiska Jaqanaf

Sawiro
IMG_9000 IMG_9005 IMG_9012 IMG_9011 IMG_9014 IMG_9016 IMG_9020 IMG_9022 IMG_9023 IMG_9024 IMG_9030 IMG_9026 IMG_9034 IMG_9037 IMG_9043 IMG_9042 IMG_9045 IMG_9052 IMG_9053 IMG_9054 IMG_9056 IMG_9050

Puntlandes.com

About The Author